Akhri: Liiska 25 Siyaasi Iyo Ganacsato Ee Hubka Ku Haysta Muqdisho Iyo Qorshaha Dawlada Ee Hubka Ka Dhigista  Oo Aysan Fari Ka Qodnayn

0

Muqdisho(AGGM) Akhriste Muqdisho waxaa hub, saanad ciidan iyo ciidanba ku haysta siyaasiyiin, ganacsato iyo shaqsiyaad caan ah oo dhamaantood ah beesha Hawiye, tanoo ka dhalatay 24 sano oo fowdo ah iyo damaanad la’aan amniga ah oo dalka ka jirta.

Qorshaha dawlada ee hub ka dhigista ayaa wuxuu yahay mid si hoose ay u maleegeen madaxda Dam Jadiid si aysan u jirin wax halis ku noqon kara xukunkooda.

Halkaan Ka Akhri Liiska 25 Siyaasi Oo Muqdisho Hub Ku Haysta Iyo Qorshaha Dawlada Hubka Ku Uruurinayso Oo Ay Fari Ka Qodnayn.

Dadkaan ayaa la sheegayaa in dhamaantood ay qorsheysantahay in la weeraro guryahooda iyo goobaha hubku ugu kaydsanyahay.

1 – Ganacsade Axmed Ducaale Geelle Xaaf (Sacad, Habar-Gidir)

2 – Xildhibaan, ganacsade C/Qaadir Cosoble Cali (Warsan-geli, Abgaal)

3 – Yuusuf  Maxamed Siyaad indha-Cadde (Ceyr, Habar gidir)

4 – Cabdullaahi Ibraahim Sahal Gardhuub (Saleebaan, Habar gidir)

5 – Ganacsade Axmednuur Cali Jimcaale (Duduble)

6 – C/qaadir Abuukar Cumur Cadaan (Warsan-geli, Harti Abgaal)

7 – Xiirey Muxyaddiin Cumar  (Murusade)

8 – Cabdulqaadir Cali Cumar (Saleebaan, Habar-Gidir)

9 – Ganacsade Cadow Cali Gees (Wacaysle, Abgaal)

10 – Maxamuud Cumar Cadaan (Warsan-Geli, Abgaal)

11 –  Suudi Axmed Jiis (Warsan-Geli, Abgaal)

12 – Xildhibaan, Ganacsade Cumar Nuur Furdug (Reer Mataan, Abgaal)

13 – Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) (Murusade)

14 – Ganacsade Eng. C/Qaadir Maxamed Nuur (Eenow), (Warsan-geli, Abgaal)

15 – C/Kariim Maxamuud Gabeyre (Wacaysle, Abgaal)

16 – Cabdirashiid Shire Ilqeyte, (Sacad, Habar-Gidir)

17 – Ganacsade Maxamed Cabdi Xaliim (Ceyr, Habar-Gidir)

18 – Bashiir Raage Shiiraar (Warsan-geli, Abgaal)

19 – Cumar Cabdulle Jacfaan (Duduble)

20 – Ganacsade Saciid Coloow (Ceyr, Habar-Gidir)

21 – Cabdi Jiinow Calasow (Warsan-geli, Abgaal)

22 – Ganacsade Maxamed Deylaaf (Ceyr, Habar-Gidir)

23 – Ganacsade Xuseen Cali Salaad (Ceyr, Habar-Gidir)

24 – Ganacsade Maxamuud Xareed (Warsan-Geli, Abgaal)

25 – Maxamed Macallin (Xoghayihii Xisbul Islam) (Habar-Gidir)

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com