Hambalyo+Dhageyso: Madaxda Cusub Iyo Shacabka Khaatumo State Of Somaliya “Waabaa Baryay”.

0

Hambalyo: Waa Hambalyadeena iyo Damaashaadkeena Maanta Aan Ugu Talagalnay,

Madaxdi Hore , Madaxda Cusub Iyo Shacabka Khaatumo State Of Somalia

 

 

Waxaanu Leenahay Khaatumo State Of Somalia Guul Iyo Gobanimo Waarta.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Heesteena Maanta

Madaxweyne Cali Khalif Galaydh

Galayr1

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com