Daawo Muuqaal: Sidaan Ma Qaran Baa Mise Waa Qabiil Iyo Kala Qeybin Ay Dawladu Maleegayso Si Loo Kala Dilo Beelaha Walaaloobay Ee Gobolada Dhexe

0

Muqdisho(AGGM) Barnaamij loo qabtay maamulada Galmudug iyo Ximin Xeeb oo kaliyah ayaa lagu falanqeeyay qorshaha maamul u sameeynta gobolada Galgaduud iyo Mudug, iyadoo aysan jirin cid kale oo barnaamijkaas bulshooyinka kale looga martiqaaday.

Suaashu waxa ay tahay xaggee looga tagay dadkii kale ee gobolka deganaa? Dawladuse Ma Cadaalad baa loo dhisay mise cadaalad daro?

Shaki kuma jiro  hadii aanan hada laga leexan dhabaha qaldan in hadhoow aan la sixi doonin wixii qalsamaa.

Qaybdiid iyo Baarleex waxay heshiis ku noqdeen inay majaraha u qabtaan howshaan, iyadoo aan wax talo ah laga siin umada kale.

Laakiinse suaashu ugu weyn waxa ay tahay maamul beenaadoow xaggee lagagu xukumi waxaana hubaal ah maamul kasta oo la soo maleego uu u baahanyahay  taageerada  qabiilalad dhulkaas degan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com