Dhageyso: Axmed Daaci”Dagaalka La Igu Soo Qaaday Waa Mid Hawiye Lagu Beegsanayo, Anigu Hadaan Dhimanayo Xornimo Ayaan Ku Dhimanayaa”

0

Muqdisho AGGM) Gudoomiyihii hore ee degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho Axmed Daaci ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qaaday uu yahay mid hab qabiil u abaabulan.

Axmed Daaci ayaa sheegay in ujeedka dagaalka uu ahaa mid naftiisa iyo maalkiisa loogu socday, wuxuu ku tilmaamay in dagaalka uu u yahay ujeedo gaar ah.

Siyaasiga ayaa sheegay in masuuliyada dagaalka ay leeyihiin laga soo billaabo madaxweynaha, raisul wasaaraha iyo inta kale ee weerarkaas qeybta ka ah.

Axmed Daaci ayaa yiri ” Dagaalka La Igu Soo Qaaday Waa Mid Hawiye Lagu Beegsanayo”

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga 2aad

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga 2aad

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com