Daawo: Buuhoodle Oo Gilgilatay Kaddib Markii Uu Soo Gaaray Warka Doorashada Madaxda Khaatumo

0

Buuhoodle (AGGM) Kaddibmarkii maanta doorasho taariikhi ah ay ka dhacday degmada Saaxdheer ayaa waxaa isqabsaday banaanbaxyo waaweyn oo taageero ah oo ka dhacay meelo kala duwan.

Magaalada Buuhoodle oo ah hawlbowlaha umada Khaatumo ahna magaalo si weyn looga taageero maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka dhacay banaanbax weyn, kasoo ay ka soo qeybgaleen umada Khaatumo ee degan gobolka Ceyn.

Halkaan ka daawo Banaanbaxa Taageerada Cali Khaliif Galaydh

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com