Wariye Lagu Xiray Garoowe Oo Dib U Heshay Xoriyadeedii

0

Garoowe (AGGM) Faadumo Yuusuf Taxaddar oo habeen hore ay ciidamada Puntland kala baxeen hotel ku yaala magaalada Garoowe ayaa waxa ay dib u heshay xoriyadeedii. Wax dambi ah laguma soo oogin wariyahan. 

Gabadhan saxafiyada ah ayaa waxaa lagu eedeeyay cod ay ka duubtay kooxdii weerarka ku soo qaaday dhismaha idaacada iyo T.V.ga Puntlad.

Xarigeeda waxaa cambaareeyay ururka Suxufiyiinta Puntland ee Map oo ku tilmaamay mid sharci daro ah, kuna xadgudbaya xoriyada iyo madax banaanida uu leeyahay saxafiga.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com