Dowladda Mareekanka ayaa sheegtay in rag ka mid ah dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab.
Waxay sheegeen in ragaan ay yihiin kuwo Al-shabaab u gudbiya xogaha DF, waxaana ay tilmaameen in sidoo kale ay ka qeyb qaataan qorsheyaal Al-shabaab ay Muqdisho usoo maleegaan.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEEYSO.