Baydhabo: xaalada oo kacsan iyo Wafdi gaaray maanta

0

 

Sida uu wararka uu ku helayo Websetka Daljire, Amaanka magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay maanta , iyadoo ciidamo la dhigay wadooyinka magaalada xili ay halkaasi gaarayaan Saxiixayaasha Maamulka koofur galbeed.

Saxiixayaasha Maamulka koofur galbeed ayaa waxaa ka mid ah C/fitaax Geeseey iyo Sidoo kale Sheekh Madeer oo labadaba ku heshiiyay hal Maamul, waxaana ay halkaasi u tagayaan si loo sii ambaqaado dhismaha Maamulka.

Arrinta la xiriirta adkeynta amaanka magaalada ayaa loo sababeeyay ka hortaga qalaalso ka dhaca magaalada maadaama wali dhinac ka mid ah Maamulka 6 gobolka ay ku adkeysanayaan in ay yihiin Maamulka sharciga ah.

Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayaa aqoonsatay Maamulka koofur galbeed Soomaaliya, waxaana ay magacaawday Gudi kasoo shaqeeya dhi