Daawo: Subxannalah Canug Nool Oo Laga Soo Saaray Uurka Hooyadii Oo Ku Dhimatay Duqaynta Isra’el Ee Gaza.!

0

Ilma yar oo nool ayaa dhakhaatiirta gacanka Gaza ku guulaysteen inay ka soo saaraan, uurka hooyadii oo ku dhimatay duqaynta cirka ee Milatariga Israel ku hayaan jidaas, waxaana ilmahan yar ee nool laga soo saaray, caloosha hooyadii oo maydkeeda lagu guulaystay in laga soo hoos saaro burburka saacado ka dib markii duqayntu ku habsatay.