Dhageyso: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Madaxweynaha Iyo R/wasaaraha Ummada Soomaaliyeed Ayay Isku Dirayaan Dastuurki Dalkana Waa Bar Bar Mareen”.

0

Muqdisho, AGGM:Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah gudiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu si aad ah uga soo hor-jeestay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh guddiga Farsamada ee uu dhawaan u magacaabay maamulka Koonfur galbeed.

Xildhibaan Jeesow “Shacabka waa ka kacsan yahay, magaalada Muqdisho waxaa ka socda shirar qabiilo ay yeelanayaan, guuxa dadweynaha waad la socotaa, Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka yaysan isku dirin Ummada Soomaaliyeed, waxay si cad u bar bar mareen Dastuurki dalka u Yiil.

Bilaa caleeykum yaan leeysku dirin oo lakala dilin ummada Soomaaliyeed ee dagaalada ku soo daalay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com