Dhageyso:Shacabka Soomaaliyeed Oo Yiri”Marnaba Kama Gor Gortamayno Badda Soomaaliya, Dowladda Kenya Haddii Ay Arkootay Jileeca Madaxda Dowladda Soomaaliya, Shacabka Maya……

0

Muqdisho, AGGM: Barnaamijka Dooda Furan oo looga dooday arrimaha Badda Soomaaliya oo kabaxay Idaacada SKY fm ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay wareeysiyo kala duwan waxa ay la yeesheen Sisaayiin, Aqoonyahano iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee Shacabka Soomaaliyeed.

Barnaamijkan ayaa dhamaan qaybaha bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxa ay dhiibteen firkaradahooda ku aadan dhacdadan Badda ee dib usoo cusboonaatay.

Waxaa muuqata dhamaan Ummada Soomaaliyeed dal iyo dibedba ayaa waxa ay ka qaateen arrintan Badda Soomaaliya hal fikir oo mideeysan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com