Dhageyso: Dowladda Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadashay Xasuuqa Lagu Hayo Dadka Falastiin.

0

Muqdisho, AGGM: Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay Duqeynta ay Yahuuda ka wado Dhulka Reer Falastiin,waxaana Duqeyntaasi ay ku Tilmaanta Dowladda Federaalka Soomaaliya mi aan loo dul qaadan karin.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukumadda Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed oo la hadlay Idaacada BBC’,da Laanta Afka Soomaaliga asagoo ku sugan Magaalada Istanbuul oo uu oga qeyb galayo Shirka Culamada Islamka ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Xanuunka la qeybsaneyso Shacabka Reer Falastiin ee Dhibaateeysan.

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com