Dhageyso: Afhayeenka Maamulka Shabeelle State “Labada Shabeelle Waa Inay Israacaan”.

0

Muqdisho, AGGM: Afhayeen u hadlay maamulka Shabeelle State ayaa sheegay in aysan aqoonsan doonin guddiga farsamada maamulka Koonfur Galbeed ee Ra’iisul wasaaraha uu magacaabay.

Waxa uu sheegay Afhayeenka inuusan waxba ka galin maamulka Shabeelle State maamulada isbar-baayaca ee ka dhisan Baydhabo.

Dhinaca kale Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ku tilmaaamay inay ka gaabisay wax ka qabashada xaalada cakiran ee Koonfurta Soomaaliya,waxa uuna hoosta ka xariiqay in maamulada ka dhisan magaalada Baydhab ee gobalka Bay.

 Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com