Tani Waa Beenta Aan Ka Maqalno Xayawaanka Kaneecada, Arimo Kaa Qarsoon Oo Ka Yaabin Doono!! (Xog muhiim ah)

0

Dadka badankood waxay isku raacsanyihiin in Kaneecada aysan ahayn kaliya cayayaan caadi ah oo tabar yar, balse sidoo kale ay tahay mid qaniinyo xanuun badan ku dhufata dadka iyo noolaha kale. Waxaana laysku raacsanyahay inay qaniinyadeedu sababto cudurro ay ku jirto Malaariyada, qandhada, Faayruska West Nile, Fayruska Chikungunya, iyo xanuunno kale.