Qiso Cajiib Ah Oo Mudan In Lagu Cibro Qaato Wixii Dhex Maray Gabadhii Yareyd Iyo Aabaheed.

0

QISO CAJIIB AH.

Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa Gabar 11 jir ah Aabaheed Weydiisey:- Aabo markaan gaaro 15 jir maxaa ii siin doontaa Hadiyad Dhalashadeyda?. Aabahii ayaa ku jawaabey:- Aabo wali Waqti badan ayaa noo Dhiman.