Wax Badan Ka Ogow Shanta Cadow Ee Ugu Khatarsan Iney Soo Weeraraan Nolosha Bani-Aadamka.!!!

0

Ninba isagoo wado maraya arkay maroodi lugaha lagaga xidhay xadhig yar, aadbu ula yaabay, way cadahay inu maroodigu si fudud xadhigaa iskaga jari karo laakin hadana aan isku dayeen inu iska jaro.