Daawo: Sawirkeena Maanta, Hogaaminta Iyo Siyaasad Xumada Madaxda Dalkeena.

0

Muqdisho, AGGM:Farshaxaniistaha caanka ah ee Amin Arts ayaa ka sameeyay sawir layaab leh golaha baarlamaanka soomaaliya, sawirkan ayaa Tilmaamaya cabsida la soo gudboonaatayXubnaha Golaha Baarlamaanka kadib markii laba goor oo is xig xiga falal ismiidaamin ah Lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Sawirkan ayaa tilmaamayaa taangi korkiia oo ay xubanaha baarlamaanku ku shirayaan kadib markii ay u adkeesan waayeen falalka Ismiidaaminta ah ee isdaba joooga ah, iyadoo intaas dheertahay in Uu sawirkan ku cadyahay xubanaha baarlamaanka qaarkood oo Leh Iskuma aaminayno taangigan maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in miinooyin lagu soo qoriyay.

SAWIR

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com