Daawo: Sawirkeena Maanta Iyo Halka Siyaasad Xumada Madaxda Dalkeena Ay Marayso Iyo Sida Ay U Fashilmeen.

0

Muqdisho, AGGM:Waxaan halkaan idiinku soo bandhigeynaa sawir gacmeed ka turjumayo halka siyaasad xumada Madaxda dalkeena ay maanta marayso iyo sida ay ugu fashilmeen hogaanka dalka.

Sawirkan ayaa waxaa ku fara yareestay Farshaxamiistaha weeyn ee Amin Arts (Amiin Caamir).

Halkaan Hoose Ka Daawo.

sawirkeena maanta

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com