Qiso Cajiib Ah:- Waxey Aragtay Toddobo Billood Kadib Markii La Iibiyay, Maxayse Sameysay??!!

0

Ninka magaciisu yahay “Bn Shuwaysan”  Mudo kadib markii uu yimid halka geeliisa laga gatay lagu hayay ayaa markay hashii sidaasi isha uga aragtay ayay hab siisay oo ay laabta ku qabatay sida bina aadamka oo kale iyadoo qoorteeda dheer ku duubtay ninkan dhibaatada badan lasoo maray.