Dhageyso:Qaar Kamid Golaha Guurtida Ximan iyo Xeeb Oo Sheegay Inuusan Jirin Maamul Ka Taliya Ximan Iyo Xeeb Kana Digay Shir Lagu Qabanayo Magaalada Cadaado.

0

Cadaado, AGGM:Xili dhawaan ay sheegaan masuuliyiintii hore ee ximan iyo xeeb inay cashuur kaqaadayaan dadka cadaado ayaa arinkaa waxaa siwayn uga hor yimid golaha guurtida ximan iyo xeeb.

waxayna sabab ugadhigeen in uu san jirin maamulka lagu aamino mustaqbalka dadka reer ximan iyo xeeb iyagoo sheegay in maamulkii hore dhacey sabababo laxiriira masuq maasuq ay sameeyeen.

arinkaa ayaa kusoo aadaya xili dhawaan maxkamada sare ee ximan iyo xeeb ay xukun kuriday golaha fulinta.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com