Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Siraad Warsame Aaden (Siraad Warsame San-jab).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa  maanta oo ay taariikhdu tahay 01/07/2014 magaalada Muqdisho ku geriiyootay Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Siraad Warsame Aaden (Siraad Warsame San-jab).

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Siraad Warsame Aaden (Siraad Warsame San-jab), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Cumar Faarax Cade Afeey (Ilmo Cumar Sanweyne) Iyo Reer Warsame Aaden, gaar ahaana Walaalkeen Ibraahim Cumar Faarax Cade Afeey (Ibraahim Sanweyne), waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Siraad Warsame Aaden (Siraad Warsame San-jab), waxaan kale oo aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Eedo Siraad Warsame Aaden (Siraad Warsame San-jab) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo Kale Waxaan Dhambaal Tacsiyeed Iyagana u Direynaa Walaalaheen:

1- Axmed Cumar Faarax Cade Afeey
2- Fardowso Cumar Faarax Cade Afeey
3- Qadaafi Cumar Faarax Cade Afeey
4- Faadumo Cumar Faarax Cade Afeey
5- Tiriig Cumar Faarax Cade Afeey
6- Mahad Cumar Faarax Cade Afeey

Dhambaalkan Tacsiyeed Ayaa Waxaa Diraya:

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee Dalka Dibeddiisa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com