Daawo: Dibadbax Looga Soo Horjeedo Heshiiski Muqdisho Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo.

0

Baydhabo (AGGM): Waxaa magaalada Baydhabo ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo heshiiski dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee dowladda Soomaaliya ku aqoonsatay maamulka Sadexda gobol ee Koonfur Galbeed.

Dibadbaxan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee 6-da Gobol Madoobe Nuunow Maxamed, odayaal dhaqan iyo dadweynaha magaalada Baydhabo.

Halkaan Hoose Ka Daawo.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com