Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Cabdi Shire Cigaal Nuur (Cabdi Jeyte).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28/06/2014 magaalada Caabudwaaq ku geriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdi Shire Cigaal Nuur (Cabdi Jeyte).

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Cabdi Shire Cigaal Nuur (Cabdi Jeyte), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Shire Cigaal Nuur (Reer Shire Gurey), gaar ahaana Cali Shire, Jaamac Shire, Axmed Shire, Xasan Shire, Caanood Shire iyo Marwo Xaliimo Warsame Xasan Deer Iyo Caruurti Marxuumka ka tagay, Waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdi Shire Cigaal Nuur (Cabdi Jeyte), waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cabdi Shire Cigaal Nuur (Cabdi Jeyte) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaar Ah Diraya.

Dr. Axmed Faarax Ducaale

Nabadoon Maxamuud Aden Cali Ceeljiid

Col. Elji Aden Dhoore

Col. Cabdi Cali Nuur Sanyare

Col.Maxamuud Cilmi Sahal (Xire)

Hooyo Xaawo Maxamed Shire

Axmed Salaad Balal Nuur

Cabdi Aaden Ashkir

Iyo Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud, Gedo Iyo Jubbooyinka ee Dalka Dibediisa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com