Dhageyso; R/wasaarihi Hore Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo Ugu Baaqay Dadka Soomaaliyeed Inay Joojiyaan Dagaalada.

0

Muqdisho,AGGM—Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lahadlayey Warbahainta gudaha dalka ayaa waxaa ka hadlay Dagaal Beeleedyada ka dhacayey Mudooyinkii danbe Gobolada dalka Qaar kood.

Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dhinacyada ku dagaalamaya Gobolada Dalka Qaarkood in ay Joojiyaan Dagaal beeleedka islamarkaana ay iskugu yimaadeen Wada Xaajood.

Isku soo wada duuboo Max’ed C/laahi Farmaajo Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in Xisbiga uu Hogaamiyo ee Tayo Magaalada Muqdisho uu ku qaban Doono Shir weyne Qaran,kaas oo la iskugu keenayo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Soomaaliyeed,waxaana uu Xusay in Shirkaasi Muqdisho lagu qaban Doono Dabayaaqada Sanadkaan aan ku jirno.q

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com