Dhageyso; Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Dagaalada U Dhexeeya Khatumo State Iyo Somaliland.

0

Muqdisho,AGGM—Madaxweynaha Dalka ayaa waxa uu Fariin udiray Beelaha Soomaaliyeed ee in mudo ah dhexdooda ka aloosnaayeen Dagaalada ee deegaanada Waqooyiga Dalka Soomaaliya.

Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Fariin walaalnimo ah u diray Beelaha kala difaacaya Maamulada Khaatumo State iyo Somaliland inay Nabad ku heshiiyaan oo ay kuwada noolaadaan.

Xasan Shiikh ayaa sheegay in Walaalaha Wuqooyiga Soomaaliya Deggan ay ka codsanayaan inay Nabada qaataan oo ay Xiisada dagaal ay maalmahan Warbaahinta isku marinayeen ay joojiyaan.q

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com