Dhageyso: Dowladda Ingiriiska Oo Xalay 12-kii Ka Dib Dhaqan Galisay Mamnuucidda Qaadka.

0

London, AGGM— Xalay 12 kii habeenimo wakhtiga magaaladda London waxa ku ekayd xiligii loo qabtay in wixii ka dambeya uu qaadku mamnuuc ka yahay guud ahaan dalkaasi Britain, oo ay ku nool yihiin Soomaali tiro badan oo ay qaarkood qaadka cunaan kuwana ay ka ganacsadaan.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka kula hadashay qaar ka mid ah Soomaalida degen London kadib 12 habeeno ee xalay waxaanay inooga diyaarisay warbixintan.

Isku soo wada duuboo dhacdadan ayaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ay aad u soo dhaweeyeen, waxa ayna si gaar ah u farxad galisay Haweenka…

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareeysiga…

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com