Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa Nala Xantaa, Waxaana Nalagu Xantaa Inay Dowladda Fashilantay, ANiguse Ma Qabo Inaan Fashilanay”.

0

Muqdisho (AGGM):Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay in ay ka warhayaan in dhamaan dadka ay xantaan dowladda Soomaaliya, waxaa nalagu xanataa inay dowladda fashilantay balse anigu ma qabo inaan fashilanay. waa sida uu u yiri Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale waxuu sheegay in mar walbo isaga iyo Madaxda kale ee Dawladda ay ku dadaalaan sidii dadka iyo dalka Horumarkooda looga shaqeyn lahaa dhibtana looga qaadi lahaa.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Khdubada Madaxweyne Xasan Sheekh.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com