Dhageyso Dhamaan Khdubadihi+Daawo Sawirada:Dowladda Oo Ku Guuleysatay Inay Mideyso Labadi Garab Ee Maamulka Koonfur Galbeed Iyo Sadexdi Gobol Oo Lagu Heshiiyay.

0

Muqdisho (AGGM):Waxaa maanta dowladda Soomaaliya ay ku guuleeysatay inay mideyso labadi garab ee maamulka Koonfur Galbeed ee u kala jabnaa sadexda gobol iyo lixda gobol.

Waxaa maanta heshiis lagu gaaray ayna xubnaha labadaasi garab ay isku raacen in ay ku midoobaan garabka maamulka koonfur galbeed ee sadexda gobol.

Kulamo Qaatay Dhowr Maalmood oo ay iskugu soo laab laabanayeen Ergooyinka Labada Maamul iyo Madaxda Sadaxda ah Ee Dalka ugu sareysa ayaa waxaa looga dhawaaqay ugu Dambeyntii Maanta oo 23 06 2014 ah in Maamulka Lixda Gobol la bur buriyay isla markaana uu sharci Noqon doono oo ay dowaldda Soomaaliya aqoonsatay Maamulka Sadexda Gobol oo isna KMG Noqo Doona mudo Koobana jiri doona .

Waxaa madaxdi kasoo qeybgashay xaflada ku dhawaaqista mideynta labada garab maanta ka jeediyay khudbado kala duwan madaxda dowladda iyo mas’uuliyiinta beesha caalamka sida IGAD, EU.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Qodobadi Lagu Heshiiyay Iyo Khudbadihi Ay Jeediyeen Qaar Ka Mid Ah Ma’uuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed.

 


Halkaan Hoose Ka Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenki Maamulka 6-da Gobol Maxamuud Sayid Aden.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Khudbadihi Ay Jeediyeen Madaxda Dowladda Soomaaliya Iyo Mas’uuliyiinta Ka Socday Beesha Caalamka.

 


unnamed (15)

unnamed (12) unnamed (11) unnamed (10) unnamed (9) unnamed (8) unnamed (7)

maxamuud sayid

unnamed (6) unnamed (5) unnamed (4) unnamed (3) unnamed (2) unnamed (1) unnamed
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com