Dhageyso: Siyaasiyiin Iyo Xildhibaano Kasoo Jeeda Beelaha Hawiye Oo Muqdisho Ku Shiray.

0

Muqdisho (AGGM):Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaano Siyaasiyin iyo Waxgaradka Beelaha Haweiye oo maanta kulan ku yeeshay Magalaada Muqdisho aya ka shiray Sidii Beelaha hawiye Deegaanada uu ka dego Gobolada Dalka uu ugu sameysan lahaa Maamul ay ku Mideysan yihin.

Isku soo wada duuboo Xildhibaanadaan iyo Siyaasiyiinta waxay Sidoo kale Soo dhaweeyeen islamarkaana Taageereen Maamulka Shabeelle State.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com