Daawo: Faaliyaha Qaranka Oo Kashifay Arimo Xasaasi Ah Oo Aysan Shacabka Ogeyn Iyo Waxqabadki Kacaanki Barakaysnaa Ee 21 Oktoobar.

0

Barnaamishka Faaliyaha qaranka oo kamdi ah barnaamishyada ugu xiisaha badan oo laga tabiyo Tv-yada soomaalida waxaana mar waliba lau soo qataa arimo qosol badan oo kayaabin doona waxaadna mararka qaar kadhamanaayo ilinta sida wax usoo bandhigayo majaajilistaha caanka ah ee Ajakis waxaana isbuucaan qamid ah qodobo xasaasi ah.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com