Dhageyso:Maamulka Puntland Oo Hanjabaad U Diray Maamulka Somaliland.

0

Tukaraq (AGGM): Waftiga oo ay hor kacayeen Wasiirka Arimaha gudaha Axmed cilmi cismaan Axmad karaash iyo Wasiirka Beeraha Cabdi ismacil Boos ayaa waxaa kuwaheliyay kormeerka Xildhibaano iyo Siyaasiyiin kale, waxana ay kormeereen Ciidamada Xooga Putnland ee kuxugan Jiida hore.

Masuuliyiintu ayaa gaaray furinta hore ee ee degmada kumeel gaarka ah ee Tukaraq, waxana ay lahadleen ciidamada iyagoona siwayn ugu bogaadiyay shaqada ay dalka uhayaan iyo difaaciisa waxana ay ku dhiiri galiyeen inay cagta mariyaan Cadowga Puntland ee sida tuugnimada ah kusoo galay Dhulka Puntland Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad Xildibaan Cali Dhagacade iyo Xildhibaan Kayse Cali Boob ayaa kuisfeeyay Cadowga kusoo duulay Puntland iyo Waxa ay wataan Qaniimo iyo hadyad laga Soo dir Hargaysa ayna kagudoomeen kalana wareegi doonaan Dhawaan.


karaash-iyo-xubno

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com