Dhageyso:Shir Beelaha Hawiye Uga Socday Magaalada Muqdisho Oo Maanta La Soo Gabgabeeyay Iyo Qodobo Ka Soo Baxay Shirkaas.

0

Muqdisho (AGGM):Kulanka Maalmahaanbo usoo socday Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Hawiye ayaa Maanta Wejigiisa Koowaad Magaalada Muqdidisho lagu soo gabagabeeyay waxana kulankasi laga soo saaray war-Saxaafadeed ka kooban Qodobo badan.

War-Saxaafadeedkaasi Waxaa Warbaahinta u aqriyay Cornel Cabaas maxamuud Cadow waxa uuna Sharaxaad ka bixiyay Kulankasi Wejigiisa Koowaad.

Col. cabaas waxa uu Sheegay in ay Abaabulayaan dib u heshiisiin loo sameynayao dhamaan Beelaha Hawiye, iyo in la mideeyo oo ay isku aragti noqdaan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Qodobada Ka Soo Baxay Shirka Beesha Hawiye.

Isha Ku hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com