Dhageyso: Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Dhac Iyo Jirdil U Geeystay Haween Magaalada Kismaayo Ku Sugan.

0

Kismaayo (AGGM):Sida ay sheegeen Qaar kamid ah Hooyooyin Somaliyeed oo deggan Xaafado ku yaalla Magaalada Kismaayo waxay tibaaxeen in dhac ay ugeysteen ciidamada Ka Amar Qaata Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).

Waxay sheegtay mid ka mid ah Hooyooyinkaasi in ciidanku ay howlgal sameenayeen guriga markii ay soo galeena ay jir dil ugeysteen iyada iyo Hooyadeed Lacag ay biil ahaan uheysteena laga dhacay.

Sidoo kale Maamo da’ ah ayaa sheegtay in Askarta Axmed Madoobe ay haraanti iyo jir dil kale ugeysteen wixii ay doonayeen lacag ah inay nolosha ku maareeyana ay ka qaateen.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com