Dhageyso:Waa Heesteena Maanta Aan Ugu Talagalnay Kuwayaga Dhoohan Ee Dhagaha La’a Iyo “RAG DHIIGII BAAD KU HURUDAAN”.

0

Muqdisho (AGGM):Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa sidaadba nooga barateen heesteeni maanta ee ahayd Wacyigalinta aan ugu talagalnay amaba fariinta u ah kuwayaga dhoohan ee dhagaha la’a ee aan ogeyn inay Soomaaliya maanta ku joogaan amaba ku hurdaan habeenki RAG DHIIGII haddii aysan jirin Raggaasna ay maanta ka mid ahaan lahaayeen maatada aan waxba la weeydiin, waana inay gartaan inay “RAG DHIIGII KU HURDAAN”.

 

Haddaba Halkan Hoose Ka Dhageyso Heesteena Maanta Aan Ugu talagalnay Kuwayaga Dhoohan Ee Dhagaha La’a Iyo RAG DHIIGII BAAD KU HURUDAAN

 

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com