Dhageyso:Gudoomiyaha Maamulka Shabelle State Abuukar Shiikh Cusmaan (Mardaadi) Oo Gaaray Magaalada Marka.

0

Marka (AGGM):Gudoomiyaha Maamulka Shabelle State Abuukar Shiikh Cusmaan (Mardaadi) ayaa waxa wafdi uu hogaaminayo ay maanta gaareen Magaalada Marka iyadoo wararka laga helayo socdaalkoodana ay yihiin kuwo hadalo kala duwan keenay.

Isku soo wada duuboo Maamulkii laga saaray dhawaan magaalada Marka Cadeey ayaa ku eedeeyay  Abuukar Mardaadi iyo Xubnaha La socda ay si afgambi ah uqabsadeen magaalada sida muuqatana ay xiriir leeyihiin beeshii halkaasi maleeshiyaadkooda la wareegeen dhawaan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com