Daawo: 4 Gabdhood Iyo 2 Wiil Oo Ah Da’yarta Soomaaliyeed Ee Ingiriiska Oo Ka Dagaalamaya Dalka Siiriya.(Arin Murugo Leh).

0

London (AGGM):Waxaa wadanka Ingiriiska oo ay soomali tiro badan ku nool yihiin kasoo cusboonaatay Arin naxdin badan, kadib markii dhalin yaro ubadan dumar ay u dagaal tageen wadanka Suuriya.

Tv-ga Universal barnaamijkiisa Arrimaha Bulshada ayaa asoo bandhigay Arimahaasi iyo waalidiinta Caruurtaasi dhalay oo xog badan bixiyey, Waxaana sidoo kale la sheegay in dhalinyarada aaday wadankaasi ay ahaayeen kuwa si aada loogu hagarbaxay oo waxbarashada meel fiican ka gaadhay.

Hadaba Nala daawo Baraamijka Arimaha Bulshada ee kabaxa Iniversal Tv- oo habeenkii xalay arimaahaasi lagu qaadaa dhigay.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com