Dhagayso: Afhayeenka Col. Barre Hiraale Oo Sheegay Inay Kismaayo Maalin Cad Qabsanayaan.

0

Goobweyn (AGGM):Afhayeenka Col. Barre Hiraale ayaa sheegay inay Maalin cad gacanta ku dhigayaan Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose.

Afhayeenka Col. Bare Hiraale ee ku sugan Goobweyn ayaa sido kale sheegay inay Heleen inay heleen saanad isugu jirta ciidan iyo agab dagaal sida gawaari iyo hub isla markaana ay doonayaan inay weeeraraan magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale Waxa uu sheegay in ciidamadani soo gaaray Goobweyn ay yihiin ciidamo u dhashay dhowr beelood oo ay ku jiraan beelaha Hawiye iyo Daarood isla markaana weerar ay ku yihiin Kismaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com