Dhageyso: Faysal Cali Waraabe “Madaxweynaha Somaliland Iyo Xukuumaddiisa Qaab Qabiil Ayay U Shaqeeyaan”.

0

Hargeysa (AGGM):Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Feysal Cali Waraabe oo Wareysi siinayey Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa
Dhaliilay qaabka ay u Shaqeeyaan Wasiirada Maamulka Soomaaliland.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Wasiirada Soomaaliland ay yihiin kuwa Qabiil oo talada ka qaata Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo.

Waxaana uu sheegay in Xiliyadii hore Wasiirada Maamulka Soomaaliland ay ahaayeen kuwa ku dhisan Nidaam toosan,laakiin hada laga weeciyey qaabkii hore.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com