War Deg Deg Ah: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Markab Dushiis Kula Shiraya Saraakiil Turki Ah.

0

Muqdisho (AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ayaa iminka gaaray Dekeda Magaalada Muqdisho isagoo halkaasi ka racaay Dooni yar si uu u gaaro markab aanan ka fogeyn Dekeda Magaalada Muqdisho.

Madaxweyanaha ayaa waxaa uu shir kula lee yahay Saraakiil Turkish ah oo wata ilaa Sedex markab oo kuwa Dagaalka ah lama yaqaano sababta keentay in madaxweyanaha uu kula shiro gudaha Badweynta Hindiya.

Isku soo wada duuboo Kulankaani ayaa ku soo beegmaya xili dhowaan Maxkamad ku taalo Magaalada ANKARA ee Turkiga amamartay inla soo qabqabto Hogaamiyayaal Shabaab ka tirsan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com