Dhageyso: Gudoomiyaha Marka “Aniga Qabiil Ayaan U Hadlayaa”.

0

Marka (AGGM):Gudoomiyaha Maamulka Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa waxa uu ka hadlay Su’aal la weydiiyey isagoo Si Caro ah uga hadlay su’aasha la weydiiyey.

Wareysi ay La Yeelatay Warbaahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay in qabiil uu u hadlayo Wariyaha Wareysiga Ka qaadayna uu ku tilmaamay Wariye Qabiil.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com