Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Maxamed Maxamuud Cali Maad (Yoomow).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa laba maalmood ka hor magaalada Muqdisho ku geriiyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Cali Maad (Yoomow).

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Cali Maad (Yoomow), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Maxamuud Cali Maad, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Cali Maad (Yoomow), waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamed Maxamuud Cali Maad (Yoomow) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaar Ah Diraya.

Col. Cabdicasiis Maxamed Ugaas Aaden Xaashi
Dr. C/risaaq Maxamed Ugaas Aaden Xaashi

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com