Dhageyso:Madaxweyne Siilaanyo oo Saraakiil Xiray

0

Hargeysa(AGGM): Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka Soomaaliland ay Xireen saraakiil Ciidan oo ka tirsan Maamulka Soomaaliland.

Saraakiishaan ayaa lagu sheegay in ay Gaarayaan ilaa Afar Ruux oo lala Xariirinayo in ay ka danbeeyeen Weerarada Ka dhacayey Magaalada Hargeysa Maalmihii danbe.

Waxaana Amarka lagu Xiray Saraakiishaan Ciidan uu ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com