Dhageyso:Galmudug oo ka soo horjeesatay Gudiga Dib u Eegista Dastuurka

0

Gaalkacyo(AGGM):Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeeysay Sicad oga horyimid Gudiga Dib u Eegista Dastuurka Madaxa Banaan Ee Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in Mamaulka Galmudug uu san Aqoonsaneen Gudiga iyo Nidaamka loo Maray Magacaabistiisa.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Galmudug Xasan C/qaadir Xasan ayaa sheegay in Dowladda ay ku Xad gudibtay Qodobadaan Hoos ku Qoran ee Dastuurka ka mid ah,

1 Qodobka 134aad, Firqada 2aad

2 Qodobka 52aad, Firqada (a)

3 Qodobka 51aad Firqadiisa (1)

4 Qodobka 111aad. Firqadiisa (1)

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/06/Galmudug-oo-ka-soo-horjeesatay-magaacista-Gudiga-dib-u-Eegista-Dastuurka-Dalka-.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com