Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Khudbad Baroordiiq Ah Ka Jeediyay Maanta Kalafadhigi Baarlamaanka.

0

Muqdisho (AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta ka Qeyb galay Kulan Baroor diiq ahaa ee Xildhibaanada ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha waxa uu ka hadlay Arrimo fara badan waxa uuna ugu baaqay Shacabka iney Dowlada kala Shaqeeyaan Sugida Amniga Caasimada Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa Sheegay in la Abaal marin doono Ciidamadii ku dhaawacmay Difaaca Xarunta Golaha Shacabka.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn ugu baaqay Xildhibaanada iney Midoobaan oo ay noqdaan kuwa isku fikir ah kana Shaqeeyaan Hormarka Dalka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com