Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Ardo Aaden Dhoore Muuse.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02/06/2014 magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ku geriiyootay Allaha u Naxariistee Marxuumad Ardo Aaden Dhoore Muuse.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Ardo Aaden Dhoore Muuse, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Aaden Dhoore Muuse iyo Reer Cabdi Daahir Caynte, gaar ahaana Col. Elji Aaden Dhoore, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Ardo Aaden Dhoore Muuse, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Ardo Aaden Dhoore Muuse janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Diraya:

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka Ee Dalka Dibeddiisa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com