Dhageyso:Saraakiil katirsan Falaagada Al-shabaab oo lagu Xiray Xarar Dheere

0

Muqdisho(AGGM):Wararka naga soo gaaraya degmada Xarardheere Ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in saraakiil katirsan Al-shabaab Lagu Xirray degmadaas kadib is fahanwaa soo gala dhexgalay Al-shaabka ku sugan Halkaas

Saraakiisha Shabaabka laxiraya oo labo ah ayaa la sheegay in khilaaf soo gala dhexgalay madaxdea Shabaab ee halkaas kusugan kadib laxiray inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karo sababta kadanbeysay isku dhaca Shabaab gaar haan qeynta kusugn Xarardheere.

Halkaan Ka DHageyso Codka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com