Dhageyso: Siyaasi Cali Maxamed Axmed “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Wax U Haray Maleh Ee Ha Iscasilo, Waxba Mooshinka Laga Keenay Yuusan U Soo Xawilin Dhanka R/wasaaraha’e.”

0

Muqdisho(AGGM)- Siyaasi Cali Maxamed Axmed (Cali Daacuun) oo ka mid ah Siyaasiinta ku nool Magaalada Muqdisho oo wareysi siiyey Idaacada Gal-jubba ayaa ka hadlay balan qaadkii Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in isbadal laamaha Amaanka iyo dalkaba lagu sameenayo Iscasiladii wasiir Guuleed ka dib.

Siyaasi Cali Daacuun ayaa sheegtay in Xasan Sheekh Maxamuud aysan jirin wax u haray islamarkaana uu Ummadii Soomaaliyeed ee uu beenta u sheegay uu ku Ceeboobay.

Waxaa uu sheegay in looga baahan yahay in intii aysan Xildhibanada ka soo horjeeda aysan Ridin in uu iscasilo.

Halkaan Hoose ka dhageyso wareysiga Cali Daacuun

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/06/Cali-Daacuun.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com