Dhageyso: Khilaafka U Dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo R/wasaare Cabdiweli Sheekh Oo Maraya Halkii Ugu Xumayd.

0

Muqdisho (AGGM):Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo R/wasaare Cabdiweli Sheekh oo maraya heerkii ugu xumayd.

Hadal ahaynta Muqdisho sacadihii aynu soo dhaafnay ayaa ahayd in labada hogaamiye ay isku hayaan dano shaqsiyadeed oo laga leeyay wasiirada la isku haysto.

Bal si aad u ogaato waxa ay isku hayaan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha halkaan hoose ka dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com