Dhageyso: Dowladda Soomaaliya Oo U Digtay Shirkadaha Leh Batrool Ayaan Ka Soo Saareenaa Soomaaliya.

0

Muqdisho (AGGM): Wasiirka Macdanta Soomaaliya Daauud Maxamed Cumar Shir ayaa waxa uu sheegay inay jiy jiraan shirkado isku dayaya inay si sharci daro ah dalka uga shaqeeyaan kuwaa oo uu digniin u diray.

Sidoo kale waxaa jira shir looga hadli lahaa shidaalka oo lagu wadey in horaanta bishaan uu ka dhaco magaalada London ayaa dowladda Soomaaliya ay ka baaqatay, sidoo kale guddiga batroolka iyo macdanta ee baarlamaanka ayaa kulan la yeeshay Wasiirka batroolka iyo macdanta ee dowladda federalka Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com