Dhageyso: Amar ka soo baxay Maamulka Degmada Kaxda

0

Muqdisho(AGGM): Maamulka Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa Amar ka soo saaray in  Hub Sharcidaro ah aan lagu Dhaxqaadan karin Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda  Cabdi Kaamil Shurgi Macalin  ayaa sheegay in Maamulka Degmada uu go’aan ku gaareen in Hub aan Sharciyeesneen lagu qaadan karin Degmada Kaxda.

Ciidamada Amaanka ayaa Gudoomiyaha uu sheegay in ay Tilaabo ka qaadi doonaan Cid walba oo Caqabad ku ah Amaanka Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

halkaan Hoose ka dhageyso Warkooban

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/06/Cabdi-kaamil.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com